November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Argagixisada Daacish ama ISIL oo gowracday nin wariye ah oo u dhashay Jabaan

kunjSiiriya–Argagixisada bani aadamka ee Daacish ama ISIL ayaa gowracday nin wariye madax banaan ah oo Siiriya muddo joogey laguna magacaabo Kenji Goto kadib markii ay hore u gowraceen ninkale oo isna wariye ahaa.

Xasuuqan u dambeeyay ayaa imanaya iyadoo argagixisadu diiday in ay sii dayso wariyeyaashan aan waxba galabsan.

Wadanka Urdun ayaa sheegay in iyaguna sugayaan sii daynta baylood ay diyaaradiisii kula dhacday gudaha goob ay maamulaan argagixisada Daacish.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS