London–Qaar ka mida masaajida Ingiriiska ayaa manta loo furay dadka aan Muslimka ahayn si ay u soo booqdaan loona xoojiyo in masjidku yahay goob cibaado inkastoo masajida qaar ay joogaan kooxaha argagixisada oo jano beena u sheega dhalinta caqligoodu ku filneyn si ay isku qarxiyaan ama xasuuqaan dad aan Muslim ahayn.
Masaajido gaaraya ilaa labaatan ayaa lagu soo bandhigey oo ka qaybqaadanaya maalinta soo booqo masjidkeyga oo dalkoo dhan ka dhici gaar ahaan masaajidada xiriirka la leh ururka Isku taga muslimiinta Ingiriiska.
Ujeedada ayaa ah in la xoojiyo bulshada Ingiriiska ah ee aan muslimka ahayn iyo dadkeeda kale ee Muslimiinta Ingiriiska.
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay