Culimada Sucuudiga iyo Masar ayaa war ka soo saarey naftii haligihii isku qarxiyay meel u dhow Masjidka Nabigeena (csw) ee Madiina xilli la ogaadey in argagixisadu meelna ka xaaraan ahayn.
Culimada Sucuudiga iyo Masar ayaa ku tilmaamey naftii haligihii isku qarxiyay meel u dhow masjidka nabigeena (csw) qof aan diin iyo iimaan midna haysan.
Sucuudiga ayaa lagu eedeeyay in uu isagu malgeliyo argagixisada Daacish una isticmaalo in ay dilaan dadka Shicada ah ee Muslimiinta maadaama isagu si toosa u weerari Karin taasina ay keentay in iyagii lagu soo jeedsaday.
Masjidka NABIGA waxa ku yaal qabriga NABIGEENA suuban waxana la sheegay in naftii haligihii uu ku socdey qabriga nabiga (csw) kadibna ay joojiyeen askartu halkaana uu isku qarxiyay.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay