22/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Maamulka Somaliland oo sheegay in markabkii hubka ay lahaayeen Sudan maantana la fasaxay iyo faalada ku hareersan+MUUQAAL

WP_20150203_014Hargeysa–Wasiirka Siilaanyo u qaabilsan arimaha dibeda Maxamed Biixi ayaa sheegay in markabkii hubka ay u dib u rareen ayna sheegatay dawlada Suudaan. Wali qaramada midoobey ma xaqiijin in hubkaas qayb ka mida ay ku hadhay maamulka gooni goosadka ah oo dagaalo hareeraha kaga socdaan.

Hubka markabka saaran ayaan la garanayn halka Suudaan u waday iyadoo la ogyahay in Suudaan ayna samayn hub sidaas u casri oo ay ku jireen gantaalo.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS