Maamulka Somaliland oo sheegay in markabkii hubka ay lahaayeen Sudan maantana la fasaxay iyo faalada ku hareersan+MUUQAAL
Hargeysa–Wasiirka Siilaanyo u qaabilsan arimaha dibeda Maxamed Biixi ayaa sheegay in markabkii hubka ay u dib u rareen ayna sheegatay dawlada Suudaan. Wali qaramada midoobey ma xaqiijin in hubkaas qayb ka mida ay ku hadhay maamulka gooni goosadka ah oo dagaalo hareeraha kaga socdaan.
Hubka markabka saaran ayaan la garanayn halka Suudaan u waday iyadoo la ogyahay in Suudaan ayna samayn hub sidaas u casri oo ay ku jireen gantaalo.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
November, 15, 2023
Qisada diyaarad laga leeyahay dalkaasi Nayjeeriya oo Sacuudiga ...
July, 24, 2023
Ururka samafalka ee MG ayaa caawa gudoomiye cusub ...
July, 12, 2023
Siyaasi Cali Faarax Cabdullaahi ayaa sheegay in Dhulbahante ...
June, 6, 2023
Umu Salamah waxay markii dambe ka mid noqotey ...
May, 13, 2023
Turkigu kama mid ahayn wadamada xilliyada doorashada isha ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...