Askari lagu aaminay ilaalinta dadka shacabka ayaa maanta dil foolxun u gaystey qof shacaba magaalada Muqdisho xilli casar gaaba oo dadku buuxaan.
Wararka ayaa sheegaya in dilkani uu ka dhacay gudaha magaaladaasi,waxaana uu askarigani uu u diley qofkaa shacabka ah ka dib markii ay murmeen askariga iyo ninka la dilay oo ka mid ahaa dhalinyarada rarta gaadiidka dadweynaha. Goob joogayaal ayaa sheegay in askarigan uu baxsaday markii uu dilka geystay.
Illaa hadda gacanta laguma hayo askarigii dilkan geystey, mana jirto cid ka tirasan ciidanka booliiska gobolka Banaadir ka tirsan oo ka hadashey dilkaasi.


![askari[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/07/askari1-165x300.jpg)
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay