08/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Wasiir Khaatumo ah: guusha waxa gaarsiiyay Puntland sadex wiil oo reer Khaatumo ah: MAQAL

Kadib guushii Puntland ka soo hoysay ciyaarihii maamul goboleedyada waxa isagu guushaa ka hadlay wasiir Abshir oo ka tirsan golaha wasiirada KhaatumoĀ OO sheegay in ay guushaa ku mahadiyaan sadex wiil oo reer Khaatumo ah.

Khaatumo ayaan ka qaybgelin ciyaaraha gobolada halka Awdalstate aan iyaga la sooba hadal qaadin. Mashruucan ciyaaraha maamul goboleedyada ayuu ku tilmaamay mashruuc Xasan Sheekh wato.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS