Kadib guushii Puntland ka soo hoysay ciyaarihii maamul goboleedyada waxa isagu guushaa ka hadlay wasiir Abshir oo ka tirsan golaha wasiirada Khaatumo OO sheegay in ay guushaa ku mahadiyaan sadex wiil oo reer Khaatumo ah.
Khaatumo ayaan ka qaybgelin ciyaaraha gobolada halka Awdalstate aan iyaga la sooba hadal qaadin. Mashruucan ciyaaraha maamul goboleedyada ayuu ku tilmaamay mashruuc Xasan Sheekh wato.