Dhamaan Dadka Degan Waddanka Switzerland waxa la Ogaysiinayaa 17/09/2016 inay Hobolada Miisaanka Maamuuska iyo Martabada sare leh ee Kala ah
1.MAANDEEQ NUUR
2.IDIL BARKHAD
3.SAMATAR (SAM J )
ay Show inoogu Qaban Doonaan Magaalo Ganacsiyeedka Switzerland ee Zürich Dhamaan waxan si Sharaf lagu Xardhay Qadarin Dheeh looga Dhigay Ugu Wargalinaynaa inay Umada Soomaaliyeed ee Degan Waddankani inay kasoo Qayb Galaan Show ama Bandhiga oo ay Hoboladu Taageerayaashooda usoo Bandhigi Doonaan Bandhig Xasuus ku Reebi doona Bandhigaas oo Hal ku Dhig looga Dhigay ama lagu Suntay (ONE NIGHT ZÜRICH ONE SHOW ) Kasoo Qaybgal Wacan ayaan idin Leenahay Ciwaanka iyo Wakhtiguna Waakan Madashan ku Xusan.
Mahadsanidiin
Maxamed Maxamuud Shirdoon

Wararkii hore
Qisada Cumar binu Khadaab iyo haweenay oynaysa oo ninkeedu ka maqnaa
Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda
Heshiiska badda ee Soomaaaliya iyo Turkiga yaa ka naxay ma Axmaarka mise??? XASAASI