Waa sawirro muujinaya weerarkii qorsheysnaa ee Axadii lagu dilay Allaha u naxariistee Taliyihii Guutada 3-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka, General Maxamed Rooble Jimcaale (Goobaale).
Gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa, uuna la socday naftii halliga ka tirsan Ururka Al Shabaab, ayaa beegsaday gaari Cabdi Bille ahaa oo uu la socday Taliyaha, waxaana la dhimatay lix askari oo ilaaladiisa ahayd. Weerarkan waxaa uu ka dhacay meel ku dhow Xarunta Wasaaradda Gaashaandhiga ee Gobolka Banaadir.












Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
![Weerar95[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/09/Weerar951-300x191.jpg)
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay