Muqdisho-Araabinews–Xasan Sheekh ayaa magaalada Dhuusamareeb kaga qaybgalaya shirka gobolada dhexe kaasi oo la filayo in uu furo kana codsado in shirka loo wareejiyo Cadaado halkaas oo ahayd halkii markii hore lagu heshiiyay.
Gudoomiyaha maxkamada ciidamada C/raxmaan Tuuryare ayaa Xasan Sheekh uga horeeyay Dhuusamareeb halkaas oo ay sii diyaarinayaan soo dhaweynta iyo ilaalinta Xasan Sheekh.
Beelaha degan gobolada dhexe ee Dir, Hawiye, beesha shanaad iyo Daarood ayaan wali ku heshiin sidii wax loo qaybsan lahaa waxana jira qaar isa soo sharaxay.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay