November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh oo xaalad caafimaad u tagey Jarmalka iyo muddo kooban oo uu maqnaan doono

20150210_174957[1]Muqdisho-Araabinews–Madaxweynaha Somaliya ayaa xaalad caafimaad u tagi doona Jarmalka isagoo la sheegay in madaxweynaha laba jeer xanuunsaday shaqada la dagaalankii raiisal wasaaraha horena ay ku kicisay xanuuno badan.

Xasan Sheekh ayaa sheegay in aanu soo xidheyn kalfadhiga barlamaanka balse uu u bixi doono baadhitaan cafimaad.

Lama oga muidada uu maqnaan doono waxana sii raacay mid ka mida xaasaskiisa iyadoo doorkan uu doortay in uu Jarmalka tago.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS