Wednesday, November 29th, 2023
header










Meta







Bulgaria oo samaysatay xuduud siliga oo ay isaga celiso qoxootiga kaga imanaya Turkiga iyo qoxooti cabanaya+MUUQAAL

WP_20150211_006Bulgaria waxay ka mid tahay wadamada ugu fiqiirsan Yurub waxayna sanadii 2007 ku biireen barwaaqo sooraanka reer Yurub halkaas oo ay ka heleen socdaal bilaa fiisa ah wadamo ayna hore u tagi jirin iyo waliba lacagta wadamada taajirka ah oo dib loo siiyo si loogu kabo dhaqaalahooda.

Hadaba waxa jira qoxooti aad u farabadan oo ka yimi Turki una badan wadamada dagaalku burburiyay ee argagixisadu gashay sida Afganistan, Siiriya iyo Ciraaq iyo wadama kale oo Afrikaana oo dhamaantood raba in ay ka sii gudbaan.

Qoxootiga qaar ayaa ka cowday sida loola dhaqmay iyagoo qaarkood sheegay in dib loogu celiyay Turkiga oo ay ka yimaadeen iyadoo la ogyahay in sharciga reer Yurub dhigayo in aan la celin Karin qoxootiga mar haday soo galaan dalka.

Bulgaria ayaa kordhinaysa siliga ay ku xidho xadka ay la leedahay Turkiga hakaasna ku xidhay kaamarooyin taabashada iyo hormarka wax ku duuba.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

 

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Diyaarad Nayjeeriya ka timi oo rakaabkeedii wacdaro ku qabsadeen Sacuudiga

November, 15, 2023
Qisada diyaarad laga leeyahay dalkaasi Nayjeeriya oo Sacuudiga ...

Ururka samafalka MG oo London ku doortey gudoomiye cusub

July, 24, 2023
Ururka samafalka ee MG ayaa caawa gudoomiye cusub ...

Samaroon isagaa halkaa is dhigay Dhulbahantana guushaa u dhow

July, 12, 2023
Siyaasi Cali Faarax Cabdullaahi ayaa sheegay in Dhulbahante ...

Qisada xanuunka badan ee Umu Salamah (xaaskii rasuulkeena (SCW)

June, 6, 2023
Umu Salamah waxay markii dambe ka mid noqotey ...

Maxaa keenay in doorashada Turkiga xilligan uu adduunku isha ku hayo?

May, 13, 2023
Turkigu kama mid ahayn wadamada xilliyada doorashada isha ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...