November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Tahriibayaal la badbaadinayo oo aad ka naxayso nolosha ay naftooda iyo caruurtooda geliyeen

Waa sawiradii ugu dambeeyay oo laga soo qaaday tahriibayaal naftooda iyo tii caruurtoodaba haligii gaadhey oo laga soo badbaadiyay xeebta u dhaxaysa carabta iyo Yurub. Dadka laga soo daadgureeyay badda ayaa doontii la degtay.

Dadka tahriibayaasha ahaa ayaa u kala dhashay dalalka Somaliya, Eritariya, iyo Afrikada galbeed oo si xoogan u soo galaya Yurub sida Nayjeeriya. Waa sawiradii ugu naxdinta badnaa oo ay ku jiraan

caruur yaryar oo dirqi ku sigtey.

Tahriib-09-1024x682[1]Tahriib-08-1024x669[1]Tahriib-07-1024x682[1]

tahriib-01

tahriib-02

tahriib-04

tahriib-05

tahriib-06

tahriib-07

tahriib-08

tahriib-09

tahriib-10

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS