Minasota–Aqoonyahan reer Adal oo reer Maraykana(Minasota) ayaa qarxiyay been loo akhriyo dhalinta reer Adal iyo maxaa ka runa Borama waa hooyada Somaliland. Aqoonyahankan ayaa xisaabta beenta ah ka yaabay ee lagu seexiyo dhalinta aan waxbadan ka ogeyn taariikhda gooni goosadka.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay