November 20, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Wasiirka Siilaanyo ee arimaha didedda oo sheegay in isku diyaarinayaan inay la kulmaan kooxda Xasan Sheekh+MUUQAAL

WP_20150218_007Hargeysa–Wasiirka Siilaanyo ee arimaha dibeda ayaa sheegay in ay isku diyaarinayaan in ay la kulmaan kooxda Xasan Sheekh magaalada Istanbul oo ay iyagu is diyaariyeen kana wada hadli doonaan sida uu sheegay masayrka beesha dhexe.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS