Saturday, July 13th, 2024
header










Meta







Yukarayn oo xoog looga saaray magaalada muhiimka ah ee Debalste iyo ciidankoodii oo caga cadaan lugeeyay

_81094876_81094875[1]Kiev–Xoogaga diidan in Yukarayn ku biirto reer galbeedka lana go,do gobolada bariga ee Ruushku degan yahay ayaa xoog uga saaray ciidanka reer galbeedku taageero ee Yukarayn magaalada Debalse.  Waxa la arkay ciidanka Yukarayn oo caga cadaan kaga baxay magaalada hubkiina laga dhigey.

Xoogaga diidan in Yukarayn ku biirto reer galbeedka ayaa sheegay in ay siiyeen dariiqyar oo ku baxaan kadib markii ay dagaalami kari waayeen rasaastiina ka dhamaatay.

Waxa maxaabiis ahaan loo qabsaday in ka badan 500 oo askarta Yukarayn ee reer galbeedku taageero ah waxana wadada dheer lagu arkay askar iyo taangiyadii ay wateen oo xawli ku socda.

Magaaladan ayaa leh wado tareen oo isku xidha gobolada ay gacanta ku hayaan xoogaga xoriyada raba ee Ruushka.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

 

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...