Burco–Waraabe habow ah ayaa duhur cad lagu arkay magaalada Burco qaybta biyaha loo qaado magaalada qayb ka mida. Markii nin u dhawaa goobta arkay ayuu wacay dadkii uu yaqaanay si ay u arkaan waxase dhacday in goobtii lagu soo buuqay kadibna waraabihii u bilaabay ciyaar.
Ninkii isagu u xilsaarnaa ayaa sheegay in ay siiyeen neef adhi ah iyo biyo kadibna uu bilaabay in uu dadkii lacag ka qaado si ay arkaan.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay