Argagixisada shabaab oo qarax kula gaaday xildhibaano salaada Jimcaha tukanaya masjid ku yaal huteel bartamaha
Muqdisho–Argagixisada shabaab ayaa sidii caadiga ahayd qarax kula gaaday xildhibaano salaada jimcaha tukanaya. Wararka ayaa sheegaya xildhibaano caanka ah Muqdisho iyo wasiiro hore uu dhaawac soo gaaray. Argagixisada shabaab ayaa dadka ku gaada goobaha cibaadada iyadoo soo dirta kuwan aan tukan laakiin diintoodu tahay in ay dilaan dadka tukanaya.
Baabuur waxyaabaha qarxa ka buuxo oo masaajidka ay dadka ku dukanayeen la dhigay ayaa qarxay, dad is qarxinaya waa jiray, waxaa goobta ka dhacday khasaare xoogan, dhimasho iyo dhaawac badan waa jiraan”ayuu yiri Wasiirka Warfaafinta oo la hadlayay Radio Muqdisho.
“Waxay weerarayaan goobaha bulshada, sida masaajidada, iskuulada, maxkamadaha iyo goobaha beesha caalamka ay shacabka ka taageeraan”ayuu yiri wasiirka Warfaafinta oo intaa ku daray in wali dowladda wado tirakoobka dadkii ku dhintay iyo kuwii ku dhaawacmay.
La soco faahfaahin dambe
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
August, 17, 2022
Waxa rasaas ka dhacday xabaalo lagu aasayay sadex ...
August, 17, 2022
Wasiirka difaaca Shiinaha ayaa xaqiijay inay ka qayb ...
August, 16, 2022
Kulan ujeedo gaara laga lahaa ayaa RW Xamse ...
August, 16, 2022
Balwadii baxsatoo baray qabatee baabuur maku baadi doonaa ...
August, 16, 2022
Xilli beesha dhexe ay isku dayayso inuu horjooge ...
August, 1, 2022
Inkastoo deegaanka Somali galbeed ay ka nasteen colaadii ...
August, 1, 2022
Xasan Culusow ayaa madaxweynaha Masar ee martida uu ...
July, 14, 2022
Sidii Maraykanka iyo kooxda uu hogaamiyo ay weerar ...
July, 12, 2022
Kadib markii madaafiic lala eegtay suuq shacabku ku ...
July, 12, 2022
Jarmalka ayaa ka mid noqday kuwa dabada haysta ...
July, 10, 2022
Wasaarada arimaha dibedda ee Itoobiya ayaa sheegtay inay ...
July, 10, 2022
Ruug cadaa Welli Xuseen ayaa qarxiyay haween masaakiina ...