Wararka ka imanaya cvaasimada Somaliya ee Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax ka dhcay magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmada Waaberi.
Qaraxa ayaa ka dhacay agagaarka Shineemo Soomaaliya oo dhinaca ku heysa Wadadda Maka almukarama, waxaana dhaliyay gaari la sheegay in laga soo buuxiyay waxyaabaha Qarxa.
Ciidamada amniga ayaa la sheegay inay gaarigan daba joogeen, iyadoo markii halkaasi lagu joojiyay uu qarxay.
Qasaaraha qaraxa ayaan weli la shaacin, waxaana goobta xiray ciidamada dowladda oo baaritaan ku sameynaya gaariga qarxay.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay