19/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Is eedayn ka dhex qaraxdey xubno reer Awdala oo laga eryay xisbiga Wadani

Xubin laga eryay xisbiga Wadani oo eedeeyay Axmed Muumin Seed hadana aan la garanayn meesha uu tagi doono kadib markii uu cidla ku soo dhacay.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS