Bannaanbax lagu taageerayo go’aankii ay shalay qaadatay Maxkamadda cadaaladda adduunka e ICJ ee ku saabsaneyd dacwada Badda Somalia iyo Kenya ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho.
Bannaanbaxa ayaa waxaa soo abaabulay maamulka Gobolka Banaadir, waxaana ka qeyb galay dadweyne isaga yimid degmooyinka gobolka Banaadir, iyadoo ay khudbado ka jeediyeen madax ka tirsan maamulka Gobolka Banaadir.
Gudoomiye ku Xigeenka Gobolka Maxamed Axmed Diiriye ayaa ka mid ahaa mas’uuliyiintii ka hadlay bannaanbaxa isagoo sheegay inay si weyn ugu faraxsan yihin go’aankii maxkamadda Cadaaladda Adduunka




C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay