London–Kooxda Chelsea ee dalka Ingiriiska ayaa sheegtay in ay gabi ahaanba ka madnuuci doonto ciyaaraheeda taageerayaashii lagu helo cunsurinimo iyadoo usbuucii hore taageerayaal ka mida kooxda ay nin muslim ah oo u dhashay Muriteeniya u diideen in uu la fuulo tareenka.
Kooxda ayaa raaligelin u diray ninka lagu magacaabo Suleymaan S oo isagu dalbaday in la marsiiyo ciqaata ku haboon.
Rag ka mida kuwii cunsuriyeeyay Suleymaan ayaa iyagu diidan in ay qayb ka yihiin wixii dhacay laakiin kaliya ay la socdeen tareenka. Booliiska Ingiriiska ayaa baadhaya cida sida saxda u diidey kuna qaylyaysay ”waxaan nahay cunsuriin waana sida aan jecelahay.
Sawirka hoose waa sadex nin oo lagu tuhunsan yahay.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay