Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Haweenay Somali ah oo ku dhow in ay noqoto xildhibaankii ugu horeeyay ee fadhiista barlamaanka Ingiriiska

Bradford–Haweenay Somali ah ayaa ku dhow in ay noqoto xildhibaankii ugu horeeyay ee Somai ah ee fadhiista barlamaanka Ingiriiska taariikhda Somalida ee Ingiriiska ku nooleyd. Kulan ay isugu yimaadeen xisbiga shaqaalaha (Labour) ee Somalida Ingiriisku intooda badan taageerto ayaa u xushey haweenay Somali ah oo lagu magacaabo Amina Cali in ay la tartanto ninka aadka loo jecelyahay fikradihiisa una dagaalama xuquuqda Muslimiiinta Falastiin ee Joorje Gallaway.

Xisbiga ayaa lumiyay kursiga ku yaala magaalada muslimka Bakistaanta ahi ku badan tahay ee Bradfiord kuwaas oo u codeeyay xisbi uu aasaasay Joorje Gallaway 2004 oo la yiraa Xushmee (Respect).

Aamina Cali ayaa haday ku guulaysato noqonaysa haweenaydii ugu horeysay ee Somali ah ee xildhibaan ka noqota dalka Ingiriska.

Aamina Cali ayaa hadda ah xubin ka tirsan golaha deegaanka ee xaafada Muslimka Bangladeshku ku badan yihiin ee Tower Hamlets ee bariga London.

Joorje Gallaway ayaa ka jawaabay doorashada Aamina Cali loo doortey in ay la tartanto kuna tilmaamay in iyagu yihiin xisbiga shaqaalaha ee dhabta ah.

Doorashada xildhibaanada Ingiriiska ayaa dhacaysa bisha May 15 keeda halkaas oo xildhibaanada dalka oo dhan dib loo dooran doono oo uu ku jiro raiisal wasaare cusub.

mn

ARAABINEWS nagala soo xiriir araabimedia@gmail.com

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...