23/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Madaxweyne Farmaajo oo casuumay musharixiintii la tartamay: SAWIRO

Madaxweynaha la doortey ee Somaliya ayaa caawa casho sharaf u sameeyay musharixiintii la tartamay isaga ee qaarkood codkooda siiyeen iyagoo eegaya kartida uu leeyahay.



Cashadan ayaa waxa ka dhacdey huteelka madaxweynaha uu ka degan yahay Muqdisho ee Jasiira oo argagixisadu ku weerartay Xasan Sheekh.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS