November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Jaaliyadaha Puntland ee Finland oo cambaareeyay xasuuqii argagixisadu ka gaysatay Muqdisho+MUUQAAL

WP_20150223_011Helsinki–Jaaliyadaha Puntland ee dalka Finland ayaa si xun u cambaareeyay xasuuqii argagixisada shabaab ka gaysatay Huteel Central ee magaalada Muqdisho halkaas oo ay ku xasuuqeen ilaa 25 qof oo u taagan waajibkii Alle ee salaada Jimce. Argagixisada ayaa falalka noocana kadib yiraa Allahu Akbar.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS