Muqdisho–Madaxweynaha Khaatumo State oo baryahan hawlo shaqo u jooga Muqdisho ayaa isaga iyo wasiirada uga jira dawlada dhexe waxay la kulmeen Xasan Sheekh kulan lagu tilmaamay mid laysku calool xaadhanayo iyadoo Xasan Sheekh taladii Woqooyiga Somaliya u dhiibtey SNM.
Kulankan ayaan la filayn in ay ka soo baxaan wax isbedela iyadoo Xasan Culusow diiday in uu dadka majooratiga wax ka waydiiyo arimaha Woqooyiga Somaliya.
Waxa war lagu sugaa waa madaxweyne Cali Khaliif oo lagu yaqaan in aanu qarinin haddii uu arko madmadow.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
![galadhy10-1024x575[2]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/02/galadhy10-1024x5752-1024x575.jpg)
![galaydh5-1024x575[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/02/galaydh5-1024x5751-1024x575.jpg)
![galayr1-1024x575[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/02/galayr1-1024x5751-1024x575.jpg)
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay