17/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Faroole oo soo nacaya maamul jufeedyada uu jeclaa

C/raxmaan Faroole oo reer Puntland u sheegi jiray in jufo walba samaysato maamul kadibna la isugu yimaad dawlad dhexe oo taagdaran ayaa muuqda in uu soo nacayo maamul jufeedyada xilli uu sheegay in ayna waxba u qaban dadka abaarta hayso.





C/llaahi  Warmooge

ARAABINEWS