November 20, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Malaysiya oo war ka soo saartey dilkii hogaamiyaha Kuuriyada Woqooyi walaalkii

Malaysiya ayaa war ka soo saartey dilkii hogaamiyaha Kuuriyada Woqooyi walaalkii oo lagu diley madaar ku yaala Malaysiya oo uu diyaarad ka soo raacayay.



Baadhitaan qaatey usbuuc iyop badh ayaa lagu ogaadey in hubka loo isticmaalay uu ahaa hub la madnuucay oo kimiko ah qofkana disha daqiiqado kadib markii uu neefsado ama jidhkiisa taabato.



Suntan ayaa joojisa dhiiga isla markaana qofku wuxuu dareemaa wadno xanuun. Waxa laga madnuucay aduunka sanadii 1993. WAxa inta badan isticmaasha Yuhuuda oo ku disha Falastiiniyiinta.

Noocan Kimikada ah ayaa loo yaqaan VX Nerve agent.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS