15/04/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Banaanbax lagu taageerayo raiisal wasaaraha oo ka dhacay MUQDISHO

Bnaanbax balaadhan oo lagu taageerayo raiisal wasaaraha cusub ee Somaliya Xasan Kheyre ayaa ka dhacay caasimada Somaliya. Xasan Kheyre ayaa shalay uu magacaabay raiisal wasaaraha cusub.

Boqolaal ruux oo isku soo baxay gudaha Muqdisho ayaa soo dhaweeyay RW Cusub, iyagoo ka dalbaday barlamaanka Soomaaliya iney ansixiyaan RW Cusub.

 

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS