29/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Siilaanyo oo Hargeysa ku soo laabtey iyo saxaafada oo loo diidey

Siilaanyo ayaa Hargeysa ku soo laabtey iyo saxaafada oo loo diidey sidii caadada ahayd iyadoo laga baqayo in la waydiiyo waxyaabaha dhacaya ee aanu war u haynin.

Siilaanyo ayaan waxba ka ogeyn waxa ka dhacaya maamulkiisa muddo ku siman 5 sanadood oo sharciyana ay tahay in lagu wareejo madaxweyne ku xigeenka mase dhicin taasi.



Waxana maamulka iska maamusha dad aan la dooran oo ay ku jiraan xaaskiisa iyo gacanyareyaal beeshiisa ah.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS