31/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Haweenay markii u horeysay loo doortey maayerka Jabuuti oo hadashay

Haweenay loo doortey maayerka caasimada Jabuuti ee Jabuuti Fadumo Cawaale Cismaan oo hadashay sheegtayna in ay farxad weyn u tahay haweenka Jabuuti ayna isbedel samayn doonto.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS