Gacanyaraha madaxweyne ku xigeenka Somaliland ahna wasiirka golayaasha Saylici u dalbey in xaqul qalinka Berbera wax laga siiyo. Waxa arintan la soo jeediyay kadib cabasho uu Saylici u gudbiyay Siilaanyo.
Saylici ayaa Siilaanyo u sheegay in aan waba lo ogoleyn oo meesha uu iska qaato mishaharkiisa oo xad dhaafa laakiin laga qadiyay dhamaan talada maamulka oo ay inta badan wadaan beesha Siilaanyo iyo xaaskiisa.
Wasiir Cali Xaamud ayaa kadib lagu yiri u raac Saylici Imaaraadka waxaad ka soo heshaana qaata sidaana ku taga Imaaraadka. Warkii ka imanaya ayaa sheegaya in ilaa hadda farahoodu madhan yahay.
Imaaraadka ayaa sheegay in maamulka waxba faraha ugu jirin oo aan wax kala xaajoon doono dawlada cusub ee Somaliya.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay