02/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Caaqil Afqaloocshe oo taageersan Kulmiye oo la sheegayo in uu sadex cishaba xidhan yahay Boorama

Caaqil Afqaloocshe oo taageersan Kulmiye ayaa la sheegayaa in uu sadex cishaba ku xidhan yahay Boorama. Lama garankaro in uu xidhan yahay iyo dadka kale loo muujinayo in cidkasta la xidho.






Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS