Muqdisho 07 Dec 2014–Ergayga gaarka ah ee qaramada midoobey ayaa codsaday in si degdega loo dhidso dawlad kadib markii shalay xildhibaano daacad u ah Xasan Sheekh ay meeshii ka saareen dawladii uu hogaaminayay Cabdiwelli.
Ergayga gaarka ah ayaa ka walaacsan dib u dhac ku yimaad hawlaha diciifka ah ee ay qabato dawlada magacaaban ee aduunku aqoonsan yahay.
Hadal uu ka soo saaray arintan ayuu ku sheegay baahida loo qabo in si degdega loo soo magacaabo raiisal wasaare cusub.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay