Ingiriiska oo diiday codsi kaga yimi Itoobiya kuna saabsan deked ay ku bedelato Somali galbeed
London 07 Dec 2014–Dawlada Ingiriiska oo xukumaysay Woqooyiga Somaliya ayaa diiday codsi uga yimi dawlada Itoobiya sanadkii 1946 oo ah in dhulka Somali galbeed ee Ingiriisku u bixiyay Ogaden ay ku bedelato hal magaalo oo can ahayd isla markaana madax u ahayd Somalida.
Warqado hadda shaaca laga qaaday oo uu yaala qolka kaydka waraaqaha sirta ah ayaa waxa ku qornaa in dawlada Itoobiya rabtey in ay dekeda Saylac ku bedelato dhulka balaadhan ee Somali galbeed.
Ingiriiska ayaa diiday codsigaas waraaquhuse ma sheegin waxa ku kalifay Itoobiya inay dekeda Saylac iyo magaalada Saylac ay u rabto in ay ku bedelato dhulka baaxadaas leeg iyadoo xilligaas ay u furnayd dekeda Asmara iyo Masawa oo hadda noqdey Eriteriya.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM
August, 15, 2022
Dhiigmiiratada shabaab ee ku qaraabata diinteena suuban ayaa ...
August, 15, 2022
Wadamada Afrika ayaa cambaareeyay Qamadaiga Yukrayn ee heshiiska ...
August, 15, 2022
Waxa mardhow lagu kala baxay doorashadii dalkaasi Kiiniya ...
August, 15, 2022
Ciidamadii Itoobiya ee ku sugnaa Koofur Galbeed iyo ...
August, 15, 2022
Waxa haba yaraatee aan jirin siyaasadii qaranku lahaa ...
August, 1, 2022
Inkastoo deegaanka Somali galbeed ay ka nasteen colaadii ...
August, 1, 2022
Xasan Culusow ayaa madaxweynaha Masar ee martida uu ...
July, 14, 2022
Sidii Maraykanka iyo kooxda uu hogaamiyo ay weerar ...
July, 12, 2022
Kadib markii madaafiic lala eegtay suuq shacabku ku ...
July, 12, 2022
Jarmalka ayaa ka mid noqday kuwa dabada haysta ...
July, 10, 2022
Wasaarada arimaha dibedda ee Itoobiya ayaa sheegtay inay ...
July, 10, 2022
Ruug cadaa Welli Xuseen ayaa qarxiyay haween masaakiina ...