16/04/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Safiya Seef Aw Jaamac Fadan oo kaalimaha hore ka gashay dugsiga sare dalkaasi Cumaan

Safiya Seef Aw Jaamac Fadan ayaa kaalimaha hore ka gashay dugsiga sare ee Qurum ee dalkaasi Cumaan. Waxa hambalyada noo soo gudbiyay aabaheed Seef Aw Jaamac Fadan bahda ARAABINEWSna waxay leedahay hambalyo.



ARAABINEWS