Raxmada EEBE oo u da’day gobolo ka mida Woqooyiga Somaliya
Raxmada EEBE ayaa u da’day gobolo ka mida Woqooyiga Somaliya. Gobolada uu RABI u mashaqeeyay ayaa waxa ka mida AWdal, Sool iyo Sanaag oo meelaha qaar anaari ka jirtey.
Dadka degan goobaha uu roobku ka da’ay ayaa si wacan ugu qabowsadey RAXMADA RABI. Ilaa hadda lama soo sheegin wax khasaare oo uu gaystey.
Deegaanada qaar ayay ka jirtey abaar halka gobolka Awdal ay u soo hayaameen dad ka soo cararay abaarta gobolka Togdheer.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...