November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Hogaamiyihii mucaaradka Tajikistaan oo Turkiga magangalyo u joogey oo lagu dilay Istanbul

 

Istanbul–Hogaamiyihii mucaaradka dalkaasi fiqiirka ah ee Tajikistaan ayaa lagu dilay caasimada Turkiga ee Istanbul xilli uu la casheeyay qoyskiisa. Hogaamiyahan ayaa lagu xukumay in maxkamad la soo taago iyadoo dawlada dalkaasi Tajiskistaan ayna ogoleyn wax mucaarada. Dawlada Turkiga ayaa diiday in ay dib ugu celiso dalkiisa.

Hogaamiyahan ayaa hal xabo madaxa looga dhiftey iyadoo ay kuu cadahay in ay toogeen rag khibrad u leh dilalka noocana.

Dawlada Turkiga ayaa sheegtay in ay baadhi doonto sida dilka u dhacay waxayna booliisku sheegeen in ay yimaadeen isagoo dhintey.

_81438725_81438724[1]_81441711_de27-1[1]

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS