Sucuudiga iyo wadamo badan ayaa arkey bisha Shawaal taas oo ka dhigeysa in maalinta beri ah oo Axada ay tahay ciid. Muslimiinta Yurub ayaa intooda badan la sooma Sucuudiga amaba Khaliijka.
Sidaas awgeed waxay ciid u noqonaysaa muslimiinta Yurub beri oo Axada. Masjidka weyn ee London ayaa iyaguna ku dhawaaqay in beri ay tahay Ciid.
Wadamada iyaguna ciidaya ayaa waxa ka mida Imaaraadka, Qadar iyo kuwa bariga fog sida Malaysiya, Australiya iyo Indooniisiya, halka Cumaan ciideyso Isniinta.
Somaliya xilliga warkan aan qoreyno oo ku beegan 07:45 saacada geeska Afrika ma jirto wax wara oo ka soo baxay.
Bahda ARAABINEWS waxay leeyihiin ummada Somaliyeed meelkasta oo ay joogaan ku ciida farxad, caafimaad iyo bash bash iyo barwaaqo, waana maalin farxadeed ee cafiska hala badiyo.
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay