Monday, May 20th, 2024
header










Meta







War deg dega: Sucuudiga iyo wadamo badan oo arkey bisha Shawaal iyo beri oo ciida

Sucuudiga iyo wadamo badan ayaa arkey bisha Shawaal taas oo ka dhigeysa in maalinta beri ah oo Axada ay tahay ciid.  Muslimiinta Yurub ayaa intooda badan la sooma Sucuudiga amaba Khaliijka.

Sidaas awgeed waxay ciid u noqonaysaa muslimiinta Yurub beri oo Axada. Masjidka weyn ee London ayaa iyaguna ku dhawaaqay in beri ay tahay Ciid.



Wadamada iyaguna ciidaya ayaa waxa ka mida Imaaraadka, Qadar iyo kuwa bariga fog sida Malaysiya, Australiya iyo Indooniisiya, halka Cumaan ciideyso Isniinta.

Somaliya xilliga warkan aan qoreyno oo ku beegan 07:45 saacada geeska Afrika ma jirto wax wara oo ka soo baxay.



Bahda ARAABINEWS waxay leeyihiin ummada Somaliyeed meelkasta oo ay joogaan ku ciida farxad, caafimaad iyo bash bash iyo barwaaqo, waana maalin farxadeed ee cafiska hala badiyo.

ARAABINEWS

 

 

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...