November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Badhasaabka Boorama oo been u sheegay reer Awdal shir ka dhacay Boorama oo salaadiintu madaxa isla gashay+MUUQAAL

WP_20150311_015Boorama–Badhasaabka Boorama iyo duqey uu la shiray ayaa isla qaatay in lala dagaalamo xaalufinta dhirta oo ay shegeen in ay hadda soo degeen shirkado waaweyn oo hal shidaya in ka badan tobaneeyo geed iyagoo aan beerayn wax dhira oo laguĀ  bedelo.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS