Khasaare ka dhashay askari ka tirsan dawlada oo suuqa Bakaare dhexdii xabad ka riday
Muqdisho–Fowdada iyo akhlaaqad xumada ciidanka dawlada waxaad aragtaa in ay xabad iska ridayaan xataa haddii ay qof is af dhaafaan. Khasaare dhimasho ayaa laga soo sheegayaa kadib markii askari joogey suuq dhexdii uu rasaas iska furay.
Mid kamid ah ganacsatada Suuqaasi ku sugan ayaa noo sheegay in xabad ka dhacday qori uu watay askari katirsan Ciidanka dowlada ay sababtay dhaawacyo kala duwan oo soo gaaray shan qof oo ku sugnaa Suuqa.
Dadka dhaawacyada ay kasoo gaartay xabada uu riday askari katirsan ciidanka Dowlada ayaa loola cararay isbitaalo kuyaala Magaalada Muqdisho , waxaana goobtaasi ka dhacday kala carar sababay in ganacsiga suuqaasi uu xirmo daqiiqado kooban.
Wali lama oga in xabada ka dhacday askariga katirsan ciidanka Dowlada uu kutala gal u riday iyo in ay ka fakatay, waxaana la sheegay in mashaqada marka ay dhacday uu goobta isaga tagay askarigaasi katirsan Ciidanka Dowlada.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
August, 9, 2022
Aabaha musuqa afhayeenka golaha shacabka Aadan Madoobe ayaa ...
August, 7, 2022
Ciidamada Maraykanka ayaa lagu eedeeyay inay si xawliya ...
August, 6, 2022
Wasiirka arimaha dibedda Ruushka Sergeey Lafroof ayaa u ...
August, 6, 2022
Xeebta Jabuuti ee Faransiisku Somali ka xaday waxa ...
August, 6, 2022
Dawlada Itoobiya oo sidii Cabi Axmed ugu guulaystay ...
July, 14, 2022
Sidii Maraykanka iyo kooxda uu hogaamiyo ay weerar ...
July, 12, 2022
Kadib markii madaafiic lala eegtay suuq shacabku ku ...
July, 12, 2022
Jarmalka ayaa ka mid noqday kuwa dabada haysta ...
July, 10, 2022
Wasaarada arimaha dibedda ee Itoobiya ayaa sheegtay inay ...
July, 10, 2022
Ruug cadaa Welli Xuseen ayaa qarxiyay haween masaakiina ...
July, 9, 2022
Warbaahinta Yuhuuda ayaa markale ku celiyay in Xasan ...
July, 8, 2022
Raiisal wasaaha Itoobiya ayaa shaaca Ka qaaday weerarka ...