14/04/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Wasaarada shaqada maamulka Somaliland oo qas ka dhex qarxay iyo wasiirkeeda oo suaal diidey

Wasaarada shaqada maamulka Somaliland ayaa qas ka dhex qarxay iyo wasiirkeeda Maxamed Obsiiye oo suaal wax laga waydiiyay ka aamusey halkii uu ka hadli lahaa in uu wax ka taabto sida wax u jiraan.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS