November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Laba wadan oo is haya ayaa loo sameeyaa dhexdhexaadin ee Somaliland ha ilowdo in ay ajaanib u yeerato:+MAQAL

Muqdisho–Dawlada Somaliya ayaa u quusgoysay maamulka Somaliland oo shalay qaylodhaan u dirsaday taageerayaashisa una sheegay in shirkii burburey ee u dhexeeyay iyaga iyo dawlada Somaliya ay hadda rabaan in loo soo gurmado si hamiga gooni goosadku u sii socdo.

Khaalid Cali Cumar oo ka mida madaxda ka qaybqaadatay kulanada u dhexeeya maamulka Somaliland iyo dawlada Somaliya ayaa sheegay in yna jirin laba dawladood oo la dhexdhexaadinayo ee ay tahay kaliya dad Somaliya oo wadahadlaya.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS