Jeclow ama necbow waa xoojinaynaa awoodayada gantaalaha waa hadal uu yiri madaxweynaha Iiraan Rowxaani ayadoo dalku soo bandhigey gantaal cusub oo ayna ka bixin faahfaahin dheeraada.
Iiraan ayaa sheegtay in gantaalkani gaarayo masaafo dhan 2000 oo Kiilomitir uuna ridi karo 4 gantaal markiiba. Gantaalkan cusub ayaa ka qaylisiin doona Trumop oo weeraray heshiiska Obama la galay Iiraan.
Trump ayaa sheegay in uu go’aan gaaray laakiin uuna jeclayn in uu sheego hadda, wuxuuna la Hadley madaxweynaha Faransiiska oo qayb ahaan ku raacay in wax laga bedelo heshiiska.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay