02/05/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

ARAABINEWS

Prof Axmed Samatar oo barnaamijka xisbiga Kulmiye London la tagey

Prof Axmed Samatar ayaa barnaamijka xisbiga Kulmiye London la tagey kana hor akhriyay taageereyaal aan badneyn oo isugu yimi kulanka. Masuul ka tirsanaa xisbiga ayaa sheegay in tani muujinayso in xisbigu aanu lahayn meel uu u socdo.

Barnaamijka uu akhriyay ayayna haba yaraatee ku jirin sida u ku bixin lahaa.

Hoos ka daawo goos goos dadkii ka soo qaybgalay iyo fikirkooda





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS