November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Hadda waxa ay inoo bixiyeen dadka la hayb sooco anagoo hore u tirtirney Midgaan: Boqorka Gabooye+MUUQAAL

Hargeysa–Bulshada Gabooyaha ayaa manta u wareegay xisbiga C/raxmaan Ciro waxa goobta ka hadlay boqorka Gabooye oo sheegay in markay tirtireen magacii Midgaan oo Somalidu isku dhiibto in hadda Siilaanyo noo isticmaalo magic kale oo takooran oo ah beelaha la hayb sooco.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS