05/05/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Madaxweyne Farmaajo oo u duuley Suudaan iyo sababta booqashada

Madaxweyne Farmaajo ayaa u duuley Suudaan halkaas oo ay noqonayso booqashadii u horeysday ee uu ku tago. Madaxda Somaliya ayaan ka dhameen Suudaan wax macno lehna ka soo kordhin.



Madaxweynaha ayaa kusii jeedda Magaalada Khartuum ee Caasimadda dalka Suudaan.

Madaxweyne Farmaajo ayaa Casuumaad ka helay dhigiisa dalka Suudaan Cumar Xasan Al-Bashiir.



Booqashadda Madaxweynaha ayaa qadan doonta Muddo dhan 2 maalmood.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS