05/05/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Wasiirka duulista Somaliland oo wadahadal Addis ababa kula galaya madax ka tirsan dawlada Somaliya

Wasiirka duulista Somaliland ayaa wadahadal Addis ababa kula galaya madax ka tirsan dawlada Somaliya. Lama garanayo madaxda uu la kulmayo iyo waxa ay u doorteen Addis ababa.

 




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS